HomeWararCiidanka Sirdoonka gaarka ah ee Puntland oo Howlgal ka fuliyay Gobolka Bari

Ciidanka Sirdoonka gaarka ah ee Puntland oo Howlgal ka fuliyay Gobolka Bari

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland gaar ahaan Daraawiishta Puntland oo ay weheliyaan Ciidanka Sirdoonka gaarka ah ee PISF iyo kuwa PMPF ayaa howgallo Culus waxaa ay ka fuliyeen Gobolka Bari. Howlgalada oo saacadihii lasoo dhaafay socday ayaa Saraakiisha Ciidanka waxaa ay sheegeen in u jeedka Howgalku ahaa mid ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Daacish oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland gaar ahaan Daraawiishta Puntland oo ay weheliyaan Ciidanka Sirdoonka gaarka ah ee PISF iyo kuwa PMPF ayaa howgallo Culus waxaa ay ka fuliyeen Gobolka Bari.

Howlgalada oo saacadihii lasoo dhaafay socday ayaa Saraakiisha Ciidanka waxaa ay sheegeen in u jeedka Howgalku ahaa mid ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Daacish oo ay sheegeen in ay degaanadaasi fariisimo ku leeyihiin.

- Advertisement -

Buuraleyda Golis iyo Cal-miskaad ayay Ciidanku si gaar ah kaga fuliyeen howlgalka, waxaana la sheegay in saldhigyo ay weerareen.

Saraakiisha ammaanku wax faah faahin intaa dheer kama aysan bixin howgalka, sidoo kale lama oga khasaaraha ka dhashay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts