HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan la isugu yeeray iyo RW Xamse oo...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan la isugu yeeray iyo RW Xamse oo Codsi wata

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri oo Isniin ah waxaa ay kulan gaar ah ku yeelan doonaan Xarunta villada Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, taasi oo ku dhex taalla Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay Codsi uga yimid Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre, sida lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri oo Isniin ah waxaa ay kulan gaar ah ku yeelan doonaan Xarunta villada Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, taasi oo ku dhex taalla Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay Codsi uga yimid Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre, sida lagu shaaciyey Qoraal kasoo baxay Guddoonka Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa Xildhibaanada ku wargeliyey in maalinta berri uu jiro kulan, isla markaana looga baahan yahay mudanayaasha Golaha inay kasoo qey galaan kulankaas oo ah mid muhiim ah

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Xildhibaanada Golaha ka codsan doona in loo sameeyo waqti kordhin uu ku doonayo inuu kusoo dhigo  Xukuumad cusub oo tayo  ah, isla markaana uu haatan ku howlan yahay wadatashiyo uu sameeynayo.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la filayaa inuu dalbado in 10 cisho oo dheeraad la siiyo oo uu ku soo dhiso Golihiisa Wasiirada, maadaama maalinta berri ku egtahay 30 cisho oo ahaa muddada uu u heystay inuu Gole Wasiiro ku soo dhiso, sida uu ahaa curfi siyaasadeed iyo xeer hoosaadka Baarlamaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts