HomeWararMadaxweyne Saciid Deni oo Maanta Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug

Madaxweyne Saciid Deni oo Maanta Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Gudoomiyaha Gobolka Mudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Saciid ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug looga magacaabay Faysal Sheekh Cali Maxamuud (Jifo Jabsade), kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Gudoomiyaha Gobolka Mudug.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Saciid ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug looga magacaabay Faysal Sheekh Cali Maxamuud (Jifo Jabsade), kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee Gobolkaas Cabdiladiif Sanyare.

- Advertisement -

Wareegtada magacaabista uu soo saaray Madaxweynaha ayaa u qorneyd sidaan:

Madaxweynaha Maamulka Puntland

Markuu arkay:  Dastuurka  Puntland Qodobkiisa 80aad.

- Advertisement -

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Markuu la-tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland

Wuxuu xeeriyey:

1- Waxaa Faysal Sheekh Cali Maxamuud (Jifo Jabsade) loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

2- Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug loo magacaabay ayaa waxaa kal hore xilkaas ugu  magacaabay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, balse Madaxweyne Saciid Deni ayaa ka horyimid magacaabistaas, balse Maanta ayuu dib u magacaabay Faysal Sheekh Cali Maxamuud inuu noqdo Guddoomiyaha Gobolka.

Si kastaba Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug ee Mamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare ayaa noqday Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts