HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda oo Maanta Qarax...

Faah faahin kasoo baxeysa Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda oo Maanta Qarax lagu dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno duleedka degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in barqadii Maanta uu halkaas ka dhacay qarax xoogan oo ahaa miino nooca dhulka aasay ee laga hago meelaha fog-fog. Qaraxa oo si gaar ah uga dhacay Bar-koontarool oo Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin duleedka Buulo-burte ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno duleedka degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in barqadii Maanta uu halkaas ka dhacay qarax xoogan oo ahaa miino nooca dhulka aasay ee laga hago meelaha fog-fog.

Qaraxa oo si gaar ah uga dhacay Bar-koontarool oo Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin duleedka Buulo-burte ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo halkaas ku sugnaa, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyey saddex Askari oo kamid ah Ciidanka dowladda ayaa ku naf-waayey qaraxa lala beegsaday, halka Askari kalena uu dhaawac soo gaaray, sida ay ku warrameen qaar kamid ah mas’uul ka tirsan maamulka degmada oo goobta tegay.

Meydadka Askarta iyo dhaawaca Askariga ayaa laga soo qaaday goobta uu qaraxu dhacay, welina ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamuka degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan oo ay uga hadlayaan qaraxaas ka dhacay duleedka degmadaas.

Al-shabaab ayaa inta qaraxyada noocaan oo kale la beegsaday Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa Maamulka Hirshabeelle iyo Ciidamada ATMIS, waxaana qaraxyada Ciidamada kasoo gaaraya waxyeelo kala duwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts