HomeWararErgeyga Abaaraha oo shaaciyay in ATMIS ay u ballan qaadeen ka qeyb...

Ergeyga Abaaraha oo shaaciyay in ATMIS ay u ballan qaadeen ka qeyb qaadashada Gurmadka socda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame,  ayaa kulan la qaatay madaxda ugu sarreysa Golaha Amniga iyo Nabadgelyada Afrika (ATMIS). Shirka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Abaaraha dalka iyo kaalinta Midowga Afrika gaar ahaan ATMIS ay kaga qayb qaadan karaan Gurmadka Abaaraha. Ergeyga ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame,  ayaa kulan la qaatay madaxda ugu sarreysa Golaha Amniga iyo Nabadgelyada Afrika (ATMIS).

Shirka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Abaaraha dalka iyo kaalinta Midowga Afrika gaar ahaan ATMIS ay kaga qayb qaadan karaan Gurmadka Abaaraha.

- Advertisement -

Ergeyga ayaa uga mahadceliyay Golaha Amniga iyo Nabadgelyada Afrika kaalintooda ku aaddan nabad ilaalinta iyo gacan siinta dhanka amniga ee howlaha gargaarka.

Ugu danbeyn, madaxda ugu sarreysa ATMIS oo iskugu jiray qaybahooda kala duwan ee nabad ilaalinta iyo gargaarka ayaa si wadajir ah ugu ballaan qaaday Ergeyga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha joogteynta iyo xoojinta howlaha Gurmadka Abaaraha ee dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts