HomeWararWeerar lagu hoobtay oo ka dhacay Magaalada Oslo ee Caasimadda Norway

Weerar lagu hoobtay oo ka dhacay Magaalada Oslo ee Caasimadda Norway

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Bandhig faneed sanad La ah oo ka dhici lahaa caasimadda Norway ee Oslo ayaa la baajiyay, ka dib markii weerar lagu hoobtay uu ka dhacay goob lagu caweeyo oo ay ku sugnaayeen dadka isku jinsiga ah, iyadoo booliskuna ay weerarkaas ku tilmaameen mid Argagixiso. Labo qof ayaa weerarka ku dhintay in ka badan labaatan kalena […]

- Advertisement -

Bandhig faneed sanad La ah oo ka dhici lahaa caasimadda Norway ee Oslo ayaa la baajiyay, ka dib markii weerar lagu hoobtay uu ka dhacay goob lagu caweeyo oo ay ku sugnaayeen dadka isku jinsiga ah, iyadoo booliskuna ay weerarkaas ku tilmaameen mid Argagixiso.

Labo qof ayaa weerarka ku dhintay in ka badan labaatan kalena waa ay ku dhaawacmeen – iyadoo toban ka mid ahna uu dhaawacoodu culus yahay– ka dib markii nin hubeysani uu rasaas ku furay subaxnimadii hore ee sabtida.

- Advertisement -

Ninka weerarka qaaday oo haysta dhalashada Norway balse asal ahaan ka soo jeeda Iran ayaa xabsiga la dhigay, iyadoo Booliskuna ay sheegeen in laamaha ammaanku ay garanayaan, balse waxa ay intaa ku dareen in ninka la tuhunsan yahay uu sidoo kale qabo dhibaatooyin dhanka maskaxda ah.

Latest stories