HomeWararErgeyga Abaaraha u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray Doolow

Ergeyga Abaaraha u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray Doolow

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ergayga gaarka ah ee Abaaraha u Qaabilsan Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, halkaasi oo xaalado bani’aadanimo oo ba’an ay ka taagan yihiin. Socdaalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ee Doolow ayaa ah mid ku aaddan gurmadka loo fidinayo dadka ay Abaaruhu saameeyeen eek u nool Doolow iyo degaanada kale ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergayga gaarka ah ee Abaaraha u Qaabilsan Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, halkaasi oo xaalado bani’aadanimo oo ba’an ay ka taagan yihiin.

Socdaalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ee Doolow ayaa ah mid ku aaddan gurmadka loo fidinayo dadka ay Abaaruhu saameeyeen eek u nool Doolow iyo degaanada kale ee hoos yimaada.

- Advertisement -

Tan iyo Markii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud uu Magacaabay Xildhibaan Cabdiraxmaan waxaa uu waday dadaallo xooggan oo ku aaddan sidii gar-gaar loo gaarsiin lahaa dadka Abaaruhu saameeyeen.

Waxaana uu kulamo kala duwan la qaatay mas’uuliyiin ka socda hay’adaha bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay iyo Safiirrada dalalka taageera Soomaaliya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts