HomeWararWasiir ka tirsan Hirshabeelle oo isku Casilay ballan qaadyo uu fulin waayay...

Wasiir ka tirsan Hirshabeelle oo isku Casilay ballan qaadyo uu fulin waayay Guudlaawe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirkii Wasaaradda dib u heshiisiinta iyo dib u dejinta dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa  ku dhawaaqay inuu xilka Casilay, uuna Warqadiisa is Casilaada u gudbiyey Madaxwene Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe. Qoraal uu soo saaray Cabdikariin Cali ayuu ku faah faahiyay sababta keentay inuu xilka iska Casilo, wuxuuna marka hore sheegay in Madaxweyne Guudlaawe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirkii Wasaaradda dib u heshiisiinta iyo dib u dejinta dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa  ku dhawaaqay inuu xilka Casilay, uuna Warqadiisa is Casilaada u gudbiyey Madaxwene Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe.

Qoraal uu soo saaray Cabdikariin Cali ayuu ku faah faahiyay sababta keentay inuu xilka iska Casilo, wuxuuna marka hore sheegay in Madaxweyne Guudlaawe uu fuliyay ballan-qaadyadii uu ku tegay Baladweyne oo aheyd inuu saxayo awood qeybsiga Hirshabeelle.

- Advertisement -

Wasiirkii Wasaaradda dib u heshiisiinta iyo dib u dejinta Maamulka ayaa sheegay in muddo 25 Bilood uusan helin wax Mushaar ah ama guno ah, isla markaana uu horey u ogaa in Hirshabeelle ay heyso dhaqaalo xumo baahsan.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayuu u sheegay Cabdikariin Cali inuu Go’aan ku gaaray inuu shaqada isaga tago, isagoona intaas kusii daray in dadkiisa aysan heysanin matalaadii ay ku lahaayeen Maamulka Hirshabeelle ama awood qeybsigii lagu ballamay.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Cabdikariin Cali Nuur

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts