HomeWararRa’iisul Wasaaraha cusub oo Codsi u diray Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha cusub oo Codsi u diray Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Ra’iisul Wasaaraha shalay la magacaagay ugu hambalyeeyay xilka loo dhiibay, isagoona Alle uga baryay inuu u fududeeyo mas’uuliyada xilka Ra’iisul Wasaarenimo ee Xukuumadda dalka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Ra’iisul Wasaaraha shalay la magacaagay ugu hambalyeeyay xilka loo dhiibay, isagoona Alle uga baryay inuu u fududeeyo mas’uuliyada xilka Ra’iisul Wasaarenimo ee Xukuumadda dalka.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda ka codsaday in ay ku gacan siiyaan sidii uu heli lahaa kalsoonida Golaha, si uu usoo dhiso xukuumad cusub.

Guddoomiyaha ayaa Ra’iisul Wasaaraha magacaaban uu sheegay in dedaal dheer loogu baahan yahay in dalkan laga samata-bixiyo marxaladaha kala duwan ee dalka ka jira sida Abaaraha, ka dib marka uu helo codka Kalsoonida Baarlamaanka.

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha shacabka Cabdullaahi Cumar Abshiroow ayaa qayb ka ahaa kulanka, iyagoona dhankooda ugu hambalyeeyay xilka uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay Xamse Cabdi Barre .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts