HomeWararPuntland oo Go’aamisay xilliga lagu dhawaaqayo xukunka Maxaabiis dishay Masbuus xirnaa

Puntland oo Go’aamisay xilliga lagu dhawaaqayo xukunka Maxaabiis dishay Masbuus xirnaa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda darajada koowaad ee Magaalada Qardho ee Maamulka Puntland ayaa Maanta si rasmi ah u mudeysay waqtiga kama dambeysta ee lagu dhawaaqayo xukunka eedeysanayaasha loo heysto dilkii Marxuum Sharmaake Warsame Nuux. Maxkamadda Magaalada Qardho ee Puntland ayaa Go’aamisay in 19-ka bishan June 2022 loo muddeeyo ku dhawaaqista xukunka shan eedeysane oo loo heysto dilka Sharmaake […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda darajada koowaad ee Magaalada Qardho ee Maamulka Puntland ayaa Maanta si rasmi ah u mudeysay waqtiga kama dambeysta ee lagu dhawaaqayo xukunka eedeysanayaasha loo heysto dilkii Marxuum Sharmaake Warsame Nuux.

Maxkamadda Magaalada Qardho ee Puntland ayaa Go’aamisay in 19-ka bishan June 2022 loo muddeeyo ku dhawaaqista xukunka shan eedeysane oo loo heysto dilka Sharmaake Warsame, sida ay sheegeen Garsoorayaasha Maxkamadda.

- Advertisement -

Xeer ilaalinta Maxkamadda darajada koowaad ee Qardho ayaa caddeysay in eedeysanayaasha oo Maxaabiis ah ay qirsan yihiin inay dileen Sharmaake Warsame oo kamid ahaa Maxaabiista ku xiran xabsiga Magaalada Qardho, kaasi oo la dilay.

Sharmaake Warsame ayaa la xaqiijiyay inuu u dhintay jirdil loo geystay, xili uu ku xirnaa xabsiga Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland, waxaana dhowr jeer oo horey Maxkamadda la horkeeday eedeysanayaasha loo heysto dilka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts