HomeWararDowlad Deegaanka Soomaalida oo beenisay eedo uga yimid mucaaradka

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo beenisay eedo uga yimid mucaaradka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xukuumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa beenisay dhaliil uga timid qeyb kamid ah mucaaradka oo sheegay in musuq maasuq xooggan uu sabab u yahay sicir bararka taagan. Guddoomiyaha Xisbiga Xoriyadda & Sinnaanta (FEP), Ibraahim Maxamed Xuseen (Sheekh Ibraahim Dheere) oo shalay u warramay BBC-da ayaa ku eedeeyay maamulka Jigjiga in gawaari lacag Itoobiyaan ah ay geeyaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa beenisay dhaliil uga timid qeyb kamid ah mucaaradka oo sheegay in musuq maasuq xooggan uu sabab u yahay sicir bararka taagan.

Guddoomiyaha Xisbiga Xoriyadda & Sinnaanta (FEP), Ibraahim Maxamed Xuseen (Sheekh Ibraahim Dheere) oo shalay u warramay BBC-da ayaa ku eedeeyay maamulka Jigjiga in gawaari lacag Itoobiyaan ah ay geeyaan Wajaale, taasina ay wax badan u dhintay sarifka dollarka.

- Advertisement -

Haddaba wasiirka warfaafinta Dowlad Deegaanka Soomaalida, Cabdulqaadir Rashiid oo arrintaa ka jawaabaya ayaa sheegay in aanay suuragal ahayn in dhaqaalo intaa dhan laga musuq-maasuqo deegaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts