HomeWararAbaaro ba’an oo ka jira degaano ka tirsan Maamulada Jubbaland iyo Koonfur...

Abaaro ba’an oo ka jira degaano ka tirsan Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Abaar ba’an ayaa laga soo sheegayaa deegaano ka tirsan Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan Gobollada Gedo, Baay iyo Bakool. Boqolaal qof oo ku xoolo beelay abaarta ayaa maalmihii la soo dhaafay gaaray degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland, halkaa oo ay ka dhisteen xeryo kumeelgaar ah. Doolow ayaa waxa ay xarun u tahay hay’ado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abaar ba’an ayaa laga soo sheegayaa deegaano ka tirsan Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan Gobollada Gedo, Baay iyo Bakool.

Boqolaal qof oo ku xoolo beelay abaarta ayaa maalmihii la soo dhaafay gaaray degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland, halkaa oo ay ka dhisteen xeryo kumeelgaar ah.

- Advertisement -

Doolow ayaa waxa ay xarun u tahay hay’ado samafal oo ka dayriyay xaaladda dadkaas. Roobkii deyrta ee la filayay inuu ka da’o deegaannadaas ayaa baaqday, waxaana taas ay uga sii dartay abaarta jirtay.

Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa waxaa ay sheegeen in Abaarta jirta ay si ba’an u sameeysay 66 degmo oo ka tirsan degmooyinka kala duwan ee Gobolada dalka Soomaaliya oo ay kunool yihiin qoysas farabadan.

Guddiga ayaa hoosta ka xariiqay in tirada dadka wajahaya biyo la’aanta iyo cunta yarida  lagu qiyaasayo inay gaartay 6.9 Milyan, iyada in bilaha soo socda laga cabsi qabo inay gaarto 8 Milyan oo u dhiganta 50% tirada dadka kunool dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts