HomeWararGalmudug oo Ciidamo farabadan dhigtay Waddooyinka Magaalada Dhuusamareeb

Galmudug oo Ciidamo farabadan dhigtay Waddooyinka Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in Ciidamada Dowlada Federaalka, kuwa Galmudug iyo Ciidamada  ATMIS heegan sare laga galiyay Xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Wararku waxaa ay sheegayaani la arkayo askar aad u badan oo saacadihii u dambeeyay lasoo dhoobey wadooyinka soo gala Magaalada iyo xarumaha muhiimka ah ee maamulkaasi Galmudug. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in Ciidamada Dowlada Federaalka, kuwa Galmudug iyo Ciidamada  ATMIS heegan sare laga galiyay Xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug.

Wararku waxaa ay sheegayaani la arkayo askar aad u badan oo saacadihii u dambeeyay lasoo dhoobey wadooyinka soo gala Magaalada iyo xarumaha muhiimka ah ee maamulkaasi Galmudug.

- Advertisement -

Ciiidamo kale oo aad u hubeysan ayaa sidoo kale la geeyay dabaqyada iyo dhismayaasha kale ee ku yaala bartamaha Magaalada, waxaana sababta rasmiga ah ee Ciidanka heeganka lo galiyay lagu sheegay cabsi laga qabo in Ahlusunna.

Ahlusunna ayaa wadda sida la sheegay  dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aan la ogeyn halka sida rasmiga ah ay ugu wajahan yihiin, iyadoo lasoo wariyay in ay dhowr wado oo jahooyin kala duwan ah uga ruuqaan sadeen deegaanka Bohol oo bilihii ugu dambeeayy xarun u ahaa Xoogagga Ahlusunna.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts