HomeWararRa’iisul Wasaaraha Israa’iil oo Cambaareeyay Eedeyn loo jeediyay

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo Cambaareeyay Eedeyn loo jeediyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisal Wasaaraha Israa’il ayaa cambaareeyey eedda uu ku sheegay been abuurka ah uu wasiirka arrimaha dibadda Ruushka uu ku sheegay Hoggaamiyaha Nazi Adolf Hitler uu yahuudda isir ku lahaa. Bennet ayaa carrabka ku adkeeyey xasuuqii dadka Yahuudda loo geystay in dano siyaasadeed loo adeegsado in si dedgeg ah loo joojiyo. Hadalka Bennit ayaa ku soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisal Wasaaraha Israa’il ayaa cambaareeyey eedda uu ku sheegay been abuurka ah uu wasiirka arrimaha dibadda Ruushka uu ku sheegay Hoggaamiyaha Nazi Adolf Hitler uu yahuudda isir ku lahaa.

Bennet ayaa carrabka ku adkeeyey xasuuqii dadka Yahuudda loo geystay in dano siyaasadeed loo adeegsado in si dedgeg ah loo joojiyo.

- Advertisement -

Hadalka Bennit ayaa ku soo beegmaya kaddib marki Sergei Lavrov uu wareysi siiyey Talefishiin Talyaaniga ku yaalla, kaddibna la weydiiyey su’aal ah sida ay Ruushka dhab uga tahay inuu Ukraine Yuhuud naceyb uu ku sifeeyo iyada oo madaxweyne Volodymyr Zelensky uu yahay nin Yuhuudi ah.

Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Yair Lapid ayaa hadalka Lavrov ku tilmaamay mid aan la cafin Karin, lagana xumaado isla-markaana ah khalad Taariikhi ah.

Israa’iil wayaa u yeertay safiirka Ruushka u fadhiya Israa’iil si uu jawaab uga bixiyo eedda Moscow ay u soo jeedisay Tel-aviv.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts