HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo soo saaray Baaq ku socda Shacabka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo saaray Baaq ku socda Shacabka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Barakeysan ee Ciidul Fidriga. Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlaayay Munaasabadda Ciidda ayaa waxaa uu yiri “Waxaa mahad oo dhami u sugnaatay Allaha weyn oo  si nabad iyo caafimaad leh noogu dhammeeeyay bishii Barakeysneyd ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Barakeysan ee Ciidul Fidriga.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlaayay Munaasabadda Ciidda ayaa waxaa uu yiri “Waxaa mahad oo dhami u sugnaatay Allaha weyn oo  si nabad iyo caafimaad leh noogu dhammeeeyay bishii Barakeysneyd ee Ramadadan. Allaha naga aqbalo soonkii iyo acmaashi wanaagsanayd ee aan la nimid”.

- Advertisement -

Rooble ayaa tilmaamay in Ciidda ay tahay munaasabad farxadeed, sidaas darteed waxuu ka codsaday shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka Eebbe wax siiyay in la caawiyo dadka danyarta ah, lagana farxiyo iyaga iyo qoysaskooda si ay u dareemaan farxadda Ciidda.

“Munaasabadda Ciiddul Fidrigu sanadkan waxa ay ku soo aadday iyadoo uu xaalku aad uga duwan yahay sidii uu ahaa sanadkii hore xilligan oo kale, markaas oo ay dalka ka jirtay xaalad amni yo siyaasadeed oo aad u kacsan taas oo la xiriirtay doorashada dalka iyo heshiis la’aanta siyaasadeed ee dalka ka taagneyd” ayuu sii raaciyey hadalkiisa Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa sheegay in sanadkan farxadda Ciidda loo dabbaal dageyo, iyadoo howlihii doorashadu  soo gaareen heer gebogebo ah, ka dib dadaal iyo shaqo badan aan galinnay sidii dalka doorasho uga dhici lahayd.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts