HomeWararTaliyaha Ciidanka Xoogga Odawaa gaaray Magaalada Xudur Amarna ku bixiyey Howlgal

Taliyaha Ciidanka Xoogga Odawaa gaaray Magaalada Xudur Amarna ku bixiyey Howlgal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa Maanta oo sabti ah gaaray Magaalada Xudur Xarunta Gobalka Bokool ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Taliyaha ayaa waxaa kusoo dhaweeyay halkaasi Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qeybtooda Gobolka Bakool, waxaana uu sheegay in sababta uu tagay ay hubinta shaqada Ciidanka. Taliyaha Odawaa ayaa Saraakiisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa Maanta oo sabti ah gaaray Magaalada Xudur Xarunta Gobalka Bokool ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Taliyaha ayaa waxaa kusoo dhaweeyay halkaasi Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qeybtooda Gobolka Bakool, waxaana uu sheegay in sababta uu tagay ay hubinta shaqada Ciidanka.

- Advertisement -

Taliyaha Odawaa ayaa Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ku amray in ay bilaabaan howlgallo lagu xaqiijinaayo ammaanka, sidoo kalena Al-Shabaab looga saarayo degaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka Bakool..

Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa waxaa uu sidoo kale Taliyaha kulan la yeeshay Saraakiisha ciidanka ATMIS ee ku sugan Bakool, kuwaa oo uu kala hadlay xaqiijinta ammaanka gobalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts