HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Jowhar, kadib safar shaqo oo todobaadkaan uu ku joogay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusud Daba-geed), xubnaha labada gole ee Maamulka, kan Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Saraakiisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Jowhar, kadib safar shaqo oo todobaadkaan uu ku joogay Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusud Daba-geed), xubnaha labada gole ee Maamulka, kan Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Saraakiisha amniga.

- Advertisement -

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa inta uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho waxa uu kulan la yeesha Madaxweyneyaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sh Axmed, iyagoona ka wada hadlay xaaladda dalka iyo dhammeystirka doorashada Golaha Shacabka.

Cali Guudlaawe ayaa sigaar ah Sheekh Shariif ugala hadlay doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Jowhar, kuwaasi oo uu ka jiray khilaaf, balse la sheegay in xal laga gaaray oo doorashadoodu dhaceyso.

Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa dhawaan lagu wadaa inuu soo dhammeystiro doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, isla markaana waxaa ku harsan saddex kursi oo laba kamid ah maalmaha soo socda ay la qabanayo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts