HomeCaalamkaMuhaajiriinta Mareykanka ka soo gelaya Xadka Mexico oo gaaray heerkii ugu sarreeyay

Muhaajiriinta Mareykanka ka soo gelaya Xadka Mexico oo gaaray heerkii ugu sarreeyay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Muhaajiriinta u soo tahriibaya dalka Maraykanka ee ka soo gelaya xadka dalka Mexico ayaa gaadhay heerkii ugu sarreeyey muddo labaatan sano ah. Maraykanka ayaa isu diyaarinaya inay xadka soo gaadhaan tiro intaas ka sii badan, iyada oo la filayo in la qaado amar dhinaca socdaalka ah oo la soo rogay xilligii uu sida aadka ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muhaajiriinta u soo tahriibaya dalka Maraykanka ee ka soo gelaya xadka dalka Mexico ayaa gaadhay heerkii ugu sarreeyey muddo labaatan sano ah. Maraykanka ayaa isu diyaarinaya inay xadka soo gaadhaan tiro intaas ka sii badan, iyada oo la filayo in la qaado amar dhinaca socdaalka ah oo la soo rogay xilligii uu sida aadka ah u faafayey xanuunka COVID19, kaas oo dib u celinayey muhaajiriinta iyo magangelyo doonka.

Masuuliyiinta hay’adda Socdaalka ee Maraykanka ayaa sheegay in bishii March oo keliya in illaa 221,303 oo jeer la joojiyey muhaajiriin ka soo tallaabaya xadka Koonfur Galbeed ee Maraykanka, taasoo ka dhigan inuu jiro korodh gaadhaya illaa 34% marka la barbardhigo bishii February, sida ku cad xog ay hay’adda ilaalada xuduudaha Maraykanku u gudbisay maxkamad ku taalla gobolka Texas.

- Advertisement -

Tirade muhaajiriinta ayaa bilba bisha ka dambaysay sii kordhayey tan iyo markii uu xafiiska qabtay madaxweyne Biden, waxaana arrintani keentay in kooxaha kasoo horjeeda maamulka Biden inay u adeegsadaan caddaymo ku saabsan inaan madaxweyne Biden masuuliyad badan iska saaray ammaanka xuduudda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts