HomeCaalamkaMadaxweynaha Iraan Ibrahim Raisi oo digiin u diray Israa’iil

Madaxweynaha Iraan Ibrahim Raisi oo digiin u diray Israa’iil

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Raisi ayaa cambaareeyay in caadi laga dhigo xiriirka dalalka Carabta iyo Israa’iil wuxuuna Israa’iil uga digay arrintaas. Raisi ayaa xiriirka Carabta iyo Israa’iil ku soo hadal qaaday xilli uu ka hadlayay dhoollatus militari oo lagu qabtay caasimadda Tehran, oo lagu xusayay maalinta ciidamada dalkaas. Isagoo Israa’iil digniin u jeedinaya ayaa wuxuu yiri, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Raisi ayaa cambaareeyay in caadi laga dhigo xiriirka dalalka Carabta iyo Israa’iil wuxuuna Israa’iil uga digay arrintaas.

Raisi ayaa xiriirka Carabta iyo Israa’iil ku soo hadal qaaday xilli uu ka hadlayay dhoollatus militari oo lagu qabtay caasimadda Tehran, oo lagu xusayay maalinta ciidamada dalkaas.

- Advertisement -

Isagoo Israa’iil digniin u jeedinaya ayaa wuxuu yiri, “Haddii Israaiil ay dooneyso inay caadi ka dhigto xiriirka dalalka qaar, markaas way ogtahay in ficilladeeda ugu yar aysan annaga naga qarsooneyn.

“Haddii ay khalad sameeyaan, waxaan si toos ah u weerari doonnaa maamulka Yahuudda quwadda ciidamadeennana uma oggolaaneyso inay nabad ku joogaan.”

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts