HomeCaalamkaRuushka oo Ciidamada difaacaya Magaalo Go'adoonsan ka dalbaday inay is dhiibaan

Ruushka oo Ciidamada difaacaya Magaalo Go’adoonsan ka dalbaday inay is dhiibaan

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ruushka ayaa ciidamadii ugu dambeeyay ee Ukraine ee difaacaya magaala dekedeedka la go’adoomiyay ee Mariupol ugu baaqay inay is dhiibaan si ay u badbaadiyaan noloshoda.

Moscow ayaa sheegtay inay ciidamada Ukraine ka sifeeyeen magaalada, halka kuwa harayna ay ku suganyihiin aagga warshadda birta ee Azovstal.

- Advertisement -

Shixnado gargaar sida oo ka yimid Mareykanka ayaa soo gaaray Ukraine, sida laga soo xigtay sarkaal sare oo ka tirsan aqalka cad ee Mareykanka.

Latest stories