HomeCaalamkaWasaaradda gaashaandhigga Ruushka  oo sheegtay in ay jab gaarsiiyeen Ciidamada Ukraine

Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka  oo sheegtay in ay jab gaarsiiyeen Ciidamada Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa si faahfaahsan uga hadashay wax ay ku tilmaantay “jab weyn” oo ay gaarsiisay ciidamada Ukraine tan iyo markii uu bilowday duullaanka. Jeneraal Igor Konashenkov oo u hadlay gaashaandhigga Ruushka ayaa sheegay in 23,367 askari oo isugu jira milateriga, jabhadaha iyo ajaaniibta kula dagaallamaysa Ukraine ay ku dhinteen dagaalka tan iyo […]

- Advertisement -

Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa si faahfaahsan uga hadashay wax ay ku tilmaantay “jab weyn” oo ay gaarsiisay ciidamada Ukraine tan iyo markii uu bilowday duullaanka.

Jeneraal Igor Konashenkov oo u hadlay gaashaandhigga Ruushka ayaa sheegay in 23,367 askari oo isugu jira milateriga, jabhadaha iyo ajaaniibta kula dagaallamaysa Ukraine ay ku dhinteen dagaalka tan iyo markii uu bilowday dhammaadkii February.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in magaalada Mariupol oo keliya ay ku dhinteen in badan 4,000 oo dagaalyahan, ayna kamid yihiin xooggaga jabhadaha xagjirka ah ee Azov iyo Aidar.

Ruushka ayaa ku doodaya in dowladda Ukraine ay qarinayso jabka soo gaaray ciidankeeda, isla markaana ay Moscow dhawaan soo bandhigi doonto xogtada khasaaraha milateri oo faahfaahsan.

Latest stories