HomeCaalamka Kumanaan Shacab ah oo Ukraine dib ugu laabanaya

 Kumanaan Shacab ah oo Ukraine dib ugu laabanaya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Markii ugu horeysay tan iyo bilowgii dagaalka Ukraine, tirooyinka socdaalka ee dawladda Polish-ka ayaa tilmaamaya in dad badan ay ku soo laabanayaan dalka iyaga oo sii maraya Poland marka loo eego kuwa ka baxaya. Waxaa sii kordhaya tirada dadka soo laabanaya tan iyo markii ciidamada Ruushka ay isaga baxeen waqooyiga magaalada caasimadda ah ee Kyiv. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Markii ugu horeysay tan iyo bilowgii dagaalka Ukraine, tirooyinka socdaalka ee dawladda Polish-ka ayaa tilmaamaya in dad badan ay ku soo laabanayaan dalka iyaga oo sii maraya Poland marka loo eego kuwa ka baxaya.

Waxaa sii kordhaya tirada dadka soo laabanaya tan iyo markii ciidamada Ruushka ay isaga baxeen waqooyiga magaalada caasimadda ah ee Kyiv.

- Advertisement -

Sabtidii, (19,200) sagaal iyo toban kun iyo laba boqol ayaa Poland ka yimid Ukraine laakiin (22,000) laba iyo labaatan kun ayaa dhinaca kale u safray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts