HomeCaalamkaDoorashada Faransiiska oo marxalad Xasaasi ah gashay

Doorashada Faransiiska oo marxalad Xasaasi ah gashay

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Waxaa soo baxday inta badan natiijada doorashada madaxtinimo ee Faransiiska, waxaana wareegga koowaad ku horeeya madaxweynaha haatan ee dalkaasi Emmanuel Macron, balse ma uusan helin codad ku filan, sidaasi darteed waxa la aadayaa wareeg labaad.

Waxaa wareegga labaad ay wada galayaan haweenayda madaxda ka ah xisbiga midigta fog, taas oo lagu magacaabo Marine Le Pen, waxayna heshay 23.97%, halka Marcon uu heysto 27.7%.

- Advertisement -

Kaalinta seddexaad waxaa soo galay musharaxa lagu magacaabo Jean-Luc Melenchon oo heley 21.7%. Musharaxan ayaa taageerayaashiisa u sheegay in aysan hal codna siinin Le Pen, balse sidaasi oo ay tahay ma uusan taageerin Macron.

Latest stories