HomeCaalamkaDowladda Ingiriiska oo cunaqabateyn kusoo rogeysa Jeneraalo laga shakisan yahay

Dowladda Ingiriiska oo cunaqabateyn kusoo rogeysa Jeneraalo laga shakisan yahay

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

UK ayaa laga yaabaa inay cunaqabatayn kusoo rogaan ciidamada Ruushka iyo jeneraalada looga shakiyo inay galeen dambiyo dagaal, sida uu sheegay Wasiiru-dawlaha Dambiyada iyo Booliska ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda Kit Malthouse.

Waxa uu u sheegay Sky News ‘Trevor Phillips caddaynta xad-gudubyada waa in loo ururiyaa si “macquul ah” inta lagu jiro iskahorimaadka.

- Advertisement -

“Inta ay taasi socoto waxaan qaadi karnaa tallaabo gudaha ah oo ku saabsan cunaqabateynta, waxaan awoodnaa inaan saarno shaqsiyaadka, oo ay ku jiraan dagaalyahannada” ayuu yiri Wasiiru-dawlaha Dambiyada iyo Booliska Kit Malthouse.

Wuxuu hadalkiisa kusoo gaba-gabeeyay “Jeneraalada hoggaaminaya iyo kuwa kale ee ku lugta leh, si aan u muujinno inaan aqoonsannahay kaalintooda ku aaddan weerarkan argagaxa leh ee lagu hayo waddan dimoqraadi ah oo xor ah. ” .

Latest stories