HomeCaalamkaDibedbaxyo looga soo horjeedo xilka qaadista Imran Khan oo ka dhacay Pakistan

Dibedbaxyo looga soo horjeedo xilka qaadista Imran Khan oo ka dhacay Pakistan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dibedbaxyo looga soo horjeedo xilka qaadista ra’iisal wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa ka dhacay dalkaas. Imran oo waayay kalsoonida baarlamaanka ayaa waxaa la filayaa in lagu bedalo Shehbaz Sharif oo ay walaalo yihiin ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaas, Nawaz Sharif. Si kastaba ha ahaatee, Imran Khan, oo taageerayaashiisa ay dibad-baxyo ka dhigeen guud ahaan magaalooyinka […]

- Advertisement -

Dibedbaxyo looga soo horjeedo xilka qaadista ra’iisal wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa ka dhacay dalkaas.

Imran oo waayay kalsoonida baarlamaanka ayaa waxaa la filayaa in lagu bedalo Shehbaz Sharif oo ay walaalo yihiin ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaas, Nawaz Sharif.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Imran Khan, oo taageerayaashiisa ay dibad-baxyo ka dhigeen guud ahaan magaalooyinka waaweyn ka dib markii xilka laga qaaday, ayaa weli ku andocoonaya in xilka qaadistiisa ay ahayd “shirqool shisheeye” .

Waxa uu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in dadka dibad baxyada dhigayay ay ahaayeen dadkii ugu badnaa ee taariikhda Pakistan ee u soo baxa qof masuul ah.

 

- Advertisement -

 

Latest stories