HomeWararGuddiga Doorashooyinka oo Maanta Xildhibaano hor leh siiyay shahaadada rasmiga ah

Guddiga Doorashooyinka oo Maanta Xildhibaano hor leh siiyay shahaadada rasmiga ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maalintii shanaad oo xiriir ah Magaalada Muqdisho ka wada bixinta shahaado siinta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee kusoo baxay doorashooyinka. Guddiga doorashada ayaa Maanta oo Arbaco ah shahaado siiyay 7 Xildhibaan, iyadoona weli ay harsan yihiin Xildhibaano iyo Senataro kale oo qaadanaya Shahaadada Xildhibaanimo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maalintii shanaad oo xiriir ah Magaalada Muqdisho ka wada bixinta shahaado siinta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee kusoo baxay doorashooyinka.

Guddiga doorashada ayaa Maanta oo Arbaco ah shahaado siiyay 7 Xildhibaan, iyadoona weli ay harsan yihiin Xildhibaano iyo Senataro kale oo qaadanaya Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Xildhibaanada Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ayaa waxaa magacyadooda kala yihiin:

1- Samira Maxamud Haji AS#51

2-Saynab Ismail Mohamed AS#45

- Advertisement -

3- Mohamed Abdi Osman AS#49

4-Daud Abdikarim Sh Omar GSH#014

5-Farhan Ali Hussein AS#47

6-Abdulrahman Ahmed Osman GSH#010

7- Mohamed Farah Nur GSH#192

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa ku boorriyey Xildhibaanada aan wali qaadan shahaadada Xildhibaanimo inay dhowraan Jadwalka dhammeystirka Doorashada dalka, isla markaana ay yimaaddaanna Xarunta Guddiga FEIT ee Airport Hotel, si ay u qaatan Shahaadada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts