HomeWararDab khasaaro farabadan dhaliyey oo ka kacay Suuqa ugu weyn Magaalada Hargeysa

Dab khasaaro farabadan dhaliyey oo ka kacay Suuqa ugu weyn Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dab khasaaro farabadan dhaliyey ayaa xalay ilaa iyo saaka ka ololaya Suuqa ugu weyn Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, kaasi oo baabi’iyey goobo Ganacsi oo ku yaallay Suuqaas, waxaana kasoo baxaya Dabka faah faahino dheeraad ah. Dabkaan ayaa Suuqa Hargeysa ka bilowday fiidnimadii xalay, wuxuuna kusii faafay qeybo kamid ah Suuqa, isla markaana waxaa adkaatay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dab khasaaro farabadan dhaliyey ayaa xalay ilaa iyo saaka ka ololaya Suuqa ugu weyn Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, kaasi oo baabi’iyey goobo Ganacsi oo ku yaallay Suuqaas, waxaana kasoo baxaya Dabka faah faahino dheeraad ah.

Dabkaan ayaa Suuqa Hargeysa ka bilowday fiidnimadii xalay, wuxuuna kusii faafay qeybo kamid ah Suuqa, isla markaana waxaa adkaatay deminta dabka oo aad u xoogan, iyadoona Dabka uu weli ka ololayo Suuqa, kuna sii fidayo meelo hor leh.

- Advertisement -

Gaadiidka dab demiska Somaliland iyo Gaadiid kale oo gurmad ahaan dowlad deegaanka Soomaalida ugu soo dirtay Somaliland ayaa ku howlan deminta dabkaas oo saacado badan qaatay demintiisa, waxaana socda gurmadyo kala duwan oo la sameeynayo.

Goobo Ganacsi oo aad u farabadan ayuu dabka ka kacay Suuqa Magaalada Hargeysa baabi’iyey, iyadoona dabka ay ku baabe’een in ka badan 25 Xarumo Ganacsi oo ku yaalla Suuqa, sida ay warbaahinta u sheegeen Mas’uuliyiin kala  duwan oo ka tirsan Somaliland.

Hawada Sare ee Magaalada Hargeysa ayaa laga arkayaa Qaac iyo uuro madow oo ka baxeysa Suuqa gubanaya, waxaana socda gurmadyo xoogan oo lagu deminayo dabkaas oo aan weli la ogeyn sababta dhalisay, in kastoo loo sameeynayo koronto inay sababtay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts