HomeWararAkhriso:-Magacyada Xildhibaanada cusub ee Maanta shahaadada si rasmi ah u qaatay

Akhriso:-Magacyada Xildhibaanada cusub ee Maanta shahaadada si rasmi ah u qaatay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa Maanta oo sabti ah si rasmi ah u bilaabay bixinta shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasi oo la siinayo Xildhibaanada cusub ee lasoo doortay. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Muuse Geelle Yuusuf ayaa Xilhibaankii ugu horreeyay siiyay shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda, kaasi oo noqday Xildhibaan Maxamed Cali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa Maanta oo sabti ah si rasmi ah u bilaabay bixinta shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasi oo la siinayo Xildhibaanada cusub ee lasoo doortay.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Muuse Geelle Yuusuf ayaa Xilhibaankii ugu horreeyay siiyay shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda, kaasi oo noqday Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) oo kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#108.

- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shalay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka ku wargeliyay in Maanta ay si rasmi ah u bilaabaneyso shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka.

21 Xildhibaan ayaa Maanta la siiyay shahaadada Xildhibaano, waxaana Xildhibaanada ay kala yihiin:

1-Cabdisaabir Nuur Shuuriye oo kusoo baxay kursiga HoP#071

- Advertisement -

2-Mahad Maxamed Salaad oo kusoo baxay kursiga HoP#147

3- Cumar Shariif Maxamed oo kusoo baxay kursiga HoP#266

4- Maxamuud Cabduqaadir Xaaji- Jeego oo kusoo baxay kursiga HoP#084

5- Cabdikariin Abdow Xeydar oo kusoo baxay kursiga HoP#252

6- Cali Maxamed Cumar oo kusoo baxay kursiga HoP#115

7- Xuseen Qaasim Iidow oo kusoo baxay kursiga HoP#043

8- Cumar Cali Cabdi oo kusoo baxay kursiga HoP#035

9- Jawaahir Maxamed Axmed oo kusoo baxay kursiga HoP#001

10- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud oo kusoo baxay kursiga HoP#095

11- Zamzam Maxamed Cumar oo kusoo baxday kursiga HoP#243

12-Maxamed Ibrahim Cabdi oo kusoo baxay kursiga HoP#206

13- Suleymaan Cali Xuseen oo kusoo baxay kursiga HoP#260

14- Maxamuud Cali Xagaa oo kusoo baxay kursiga HoP#268

15- Axmed Cabdi Kooshin oo kusoo baxay kursiga HoP#205

16- Muuse Saciid Jama oo kusoo baxay kursiga HoP#263

17- Cali Maxamuud Aadan oo kusoo baxay kursiga HoP#240

18- Daahir Amiin Jeesow oo kusoo baxay kursiga HoP#030

19-Dahabo Susow Maxamuud oo kusoo baxday kursiga HoP#088

20- Maryam Aweys Jaamac oo kusoo baxday kursiga HoP#113

21- Cadar Cali Maxamed oo kusoo baxday kursiga HoP#081

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts