HomeCaalamkaMareynkanka, UK iyo Canada oo Cunaqabateyn cusub ku soo rogay Saraakiil Milateri

Mareynkanka, UK iyo Canada oo Cunaqabateyn cusub ku soo rogay Saraakiil Milateri

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladaha Maraykanka, UK iyo Canada ayaa cunaqabatayn cusub kusoo rogay Myanmar,kaasoo si gaar ah loogu bartilmaameedsanayo saraakiisha sar sare ee militariga, oo ay ku jiraan taliyaha cusub ee loo magacaabay ciidamada cirka iyo kuwa lala xiriirinayo ka ganacsiga hubka. Cunaqabateyn cusub ayaa jawaab u ah weerarrada arxan darada ah ee ay ciidamadu ku hayaan mucaaradka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Maraykanka, UK iyo Canada ayaa cunaqabatayn cusub kusoo rogay Myanmar,kaasoo si gaar ah loogu bartilmaameedsanayo saraakiisha sar sare ee militariga, oo ay ku jiraan taliyaha cusub ee loo magacaabay ciidamada cirka iyo kuwa lala xiriirinayo ka ganacsiga hubka.

Cunaqabateyn cusub ayaa jawaab u ah weerarrada arxan darada ah ee ay ciidamadu ku hayaan mucaaradka xukunka ka horjeeda.

- Advertisement -

Cunaqabateynta Mareykanka ayaa lagu bartilmaameedsaday saddex nin oo lagu eedeeyay inay ka ganacsanayeen hubka Myanmar iyo sidoo kale shirkado lala xiriiriyay.

“Waxaan qaadnay tillaabooyinkan maanta annagoo uga jawaabayna rabshadaha sii kordhaya ee taliska, si aan u muujinno taageerada xooggan ee aan u hayno dadka Burma, iyo inaan kor u qaadno isla xisaabtanka la xiriira afgambiga iyo rabshadaha uu wado talisku,” ayuu yiri Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken.

Sidoo kale, Mr Blinken ayaa hadalkiisa intaas ku sii daray in ay sii wadi doonaan beegsiga nidaamka militariga iyo kuwa taageera ilaa ay ka joojinayaan rabshadaha ayna ka soo celinayaan dimuqraadiyadda Burma.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts