HomeCaalamkaTirada goobaha Caafimaadka ee kusii burburaya Dagaalka ka socda Ukraine oo kordhay

Tirada goobaha Caafimaadka ee kusii burburaya Dagaalka ka socda Ukraine oo kordhay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in ay kordhayaan weerarada ciidamada Raashiya ay u geysanayaan goobaha laga fuliyo adeegyada caafimaad ee gudaha Ukraine. Ururka WHO ayaa intaa ku daray  in beegsiga xarumaha daryeelka caafimaadku ay qayb ka noqdeen xeeladaha iyo tabaha dagaalka casriga ah ee ay adeegsadaan ciidamada Ruushka. In ka badan 70 weerar oo […]

- Advertisement -

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in ay kordhayaan weerarada ciidamada Raashiya ay u geysanayaan goobaha laga fuliyo adeegyada caafimaad ee gudaha Ukraine.

Ururka WHO ayaa intaa ku daray  in beegsiga xarumaha daryeelka caafimaadku ay qayb ka noqdeen xeeladaha iyo tabaha dagaalka casriga ah ee ay adeegsadaan ciidamada Ruushka.

- Advertisement -

In ka badan 70 weerar oo kala duwan ayaa la sheegay in lagu qaaday isbitaallo, xarumo caafimaad  iyo dhakhaatiir ,iyada oo ay sii kordhayaan maalin walba khasaaraha loo geysanaayo goobaha laga fuliyo adeegyada caafimaadka.

Muqaal iyo sawirro uu soo gudbiyay  ku xigeenka duqa magaalada ayaa muujinaya burbur xooggan oo soo gaaray dhismaha isbitaal weyn.

Latest stories