HomeCaalamkaKuuriyada Waqooyi oo tijaabisay Gantaalada isaga kala goosha qaaradaha

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay Gantaalada isaga kala goosha qaaradaha

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warbaahinta dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa manta sheegtay in ay tijaabisay gantaal nuuciisu yahay kuwa  isaga kala goosha qaaradaha (ICBM),iyagoo dabajooga amar ka soo baxay hogaamiye Kim Jong Un. Tijaabada gantaalkaasi ayaa lagu sheegay in lagu xoojinayo difaaca ,isla markaana  loogu diyaargaroobayo   iska horimaad kasta  oo ay la galaan Maraykanka. Hogaamiye Kim, oo ku labisan jaakad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa manta sheegtay in ay tijaabisay gantaal nuuciisu yahay kuwa  isaga kala goosha qaaradaha (ICBM),iyagoo dabajooga amar ka soo baxay hogaamiye Kim Jong Un.

Tijaabada gantaalkaasi ayaa lagu sheegay in lagu xoojinayo difaaca ,isla markaana  loogu diyaargaroobayo   iska horimaad kasta  oo ay la galaan Maraykanka.

- Advertisement -

Hogaamiye Kim, oo ku labisan jaakad maqaar oo madow ah iyo muraayadaha qorraxda, ayaa kormeeray shalay furitaankii waxa lagu tilmaamay “nooc cusub” ee ICBM, Hwasong-17.

Tijaabadii ugu horeysay ee nuuca gantaaladaan ICBM,waxaa cambaaraysay Kuuriyada Koonfureed ,Japan, iyo Maraykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts