HomeCaalamkaUkraine oo cagta marisay markab weyn oo Dowladda Ruushka leedahay

Ukraine oo cagta marisay markab weyn oo Dowladda Ruushka leedahay

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Markab laga leeyahay Ruushka ayaa lagu burburiyay magaalo-dekadeedka la heysto ee Berdyansk, iyadoo labo doomood oo kalena ay waxyeello ka soo gaartay, sida ay sheegeen saraakiisha Ukraine.

Militarig Ukraine ayaa subaxnimadii saakay soo dhigay muuqaalka waxayna sheegeen in markabka Orsk ay weerareen ciidamadooda.

- Advertisement -

Faahfaahin ku saabsan waxa sababay qaraxa iyo dabka ka kacay markabka lama oga.

Berdyansk, oo ku talla galbeedka dekadda go’doonsan ee Mariupol, ayaa lala wareegay afar maalin kahor kaddib markii Ruushku uu ku duulay Ukraine.

Ruushka ayaa sheegay in dekadda uu u adeegsaday saldhig ahaan si qalabka loogu qaado ciidamadiisa.

- Advertisement -

Telefishinka ciidamada Ruushka ayaa toddobaadkii hore ammaanay tegitaanka Orsk ee Berdyansk maaddaama uu ahaa markabkii dagaal ee ugu horreeyay ee Ruushku leeyahay ee halkaasi gaara.

Latest stories