HomeCaalamkaMilitary-ga Ukraine oo dib u qabsaday Goobo aad muhiim ugu ah

Military-ga Ukraine oo dib u qabsaday Goobo aad muhiim ugu ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Military-ga Ukraine, ayaa sheegay iney dib u qabsadeen magaalada Makariv – oo dhacda galbeedka Kyiv, kadib markii ay weerar rogaal celis ah ku qaadeen ciidmada Ruushka. Magaalo kale oo u dhow caasimadda, Boryspil, oo koonfur bari ka xigta, duqa magaaladaasi wuxuu dadweynaha ku booriyey kuwa awoodi karaya iney isaga baxsadaan magaalada. Volodymyr Borysenko, ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Military-ga Ukraine, ayaa sheegay iney dib u qabsadeen magaalada Makariv – oo dhacda galbeedka Kyiv, kadib markii ay weerar rogaal celis ah ku qaadeen ciidmada Ruushka.

Magaalo kale oo u dhow caasimadda, Boryspil, oo koonfur bari ka xigta, duqa magaaladaasi wuxuu dadweynaha ku booriyey kuwa awoodi karaya iney isaga baxsadaan magaalada.

- Advertisement -

Volodymyr Borysenko, ayaa sheegay iney caawin doonto hawlgalka ciidamada Ukraine, iyadoo dagaaladu ay ka socdaan daafaha magaalada.

Boryspil waa goobta uu ku yaallo garoonka caalamiga ah ee Kyiv. Military-ga Ukraine, ayaa sheegay in dhaq dhaqaaq yar uu ka socdey dhinacyada kale.

Laakiin waxaa intaa ku dartey in dhaq dhaqaaqa hawada Ruushku uu kordhay afar iyo labaatankii saacadood ee lasoo dhaafey.

- Advertisement -

Waxey yiraahdeen ciidamada Ruushku waxey u muuqdaan iney haystaan kayd shidaal iyo rasaas gaarsiin karaya oo kaliya saddex maalmood.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts