HomeCaalamkaRa'iisul wasaarihii hore ee Mali Soumeylou Boubèye oo geeriyooday isagoo 67 jir...

Ra’iisul wasaarihii hore ee Mali Soumeylou Boubèye oo geeriyooday isagoo 67 jir ah

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Mali Soumeylou Boubèye Maïga, oo maxkamad lagu soo taagay eedeymo musuqmaasuq oo loo taxaabay xabsi ,ayaa geeriyooday isagoo 67 jir ah. Mr Maïga ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada caasimada ah ee Bamako, sida ay sheegeen qoyskiisa. War qoraal ah oo ay dowladdu soo saartay ayay ku sheegtay in uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaarihii hore ee Mali Soumeylou Boubèye Maïga, oo maxkamad lagu soo taagay eedeymo musuqmaasuq oo loo taxaabay xabsi ,ayaa geeriyooday isagoo 67 jir ah.

Mr Maïga ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada caasimada ah ee Bamako, sida ay sheegeen qoyskiisa.

- Advertisement -

War qoraal ah oo ay dowladdu soo saartay ayay ku sheegtay in uu u dhintay “xanuun muddo dheer hayay” waxayna tacsi u dirtay qoyskiisa.

Mr Maïga ayaa la xiray bishii Ogosto ee sanadkii hore, waxaana xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu helay eedeymo la xariira in uu musuq maasuqay lacago lagu soo ibin lahaa diyaarado.

Waxa uu iska casilay xilka ra’iisul wasaarenimo ka dib carro ka dhalatay dilka 160 qof oo Fulani ah bishii Abriil 2019-kii ee deegaanka Ogossagou ee gobolka Mopti.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts