HomeWararBooliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dagaalka ka socda Xalane

Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dagaalka ka socda Xalane

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday qaybo ka mid ah Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, Xili uu socdo dagaal toos ah oo u dhexeeya Kooxdii weerarka soo qaadday iyo Ciidabka AMISOM. Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in laba ruux oo hubeysan ay isku dayeen in ay gudaha u galaan xero ku dhow gudaha garoonka diyaaradaha […]

- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday qaybo ka mid ah Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, Xili uu socdo dagaal toos ah oo u dhexeeya Kooxdii weerarka soo qaadday iyo Ciidabka AMISOM.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in laba ruux oo hubeysan ay isku dayeen in ay gudaha u galaan xero ku dhow gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ciidanka Booliska ay kaga hor tageen albaabka Marina Gate waxaana uu sheegay in ay socdaan baaritaano goor dhowna ay la hadli doonaan warbaahinta.

Saraakiishu ma sheegin wax khasaaaro ah, sidoo kale wali waxaa la maqlayaa Rasaas culus, iyadoo Khasaare kala duwan la soo sheegayo inuu ka dhashay Haan shidaal, taasi oo dab uu ka kacay, kadib markii Rasaastu gaartay, sida ay inoo sheegen dad gooh joogayaal.

Dhanka kale Dhammaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa la hakiyay.

- Advertisement -

Halkaan kala soco wixii kusoo kordha

Latest stories