HomeWararGuddiyada soo xulaya ergada kursiga uu ku fadhiyo C/raxmaan Dheere oo la...

Guddiyada soo xulaya ergada kursiga uu ku fadhiyo C/raxmaan Dheere oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddiga hirgelinta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xalay Guddiga doorashada Jubbaland ayaa waxaa lagu shaaciyay magacyada Guddiyada soo xulaya ergada doorashada kuraasta tirsigiisu kala yihiin #HOP029 […]

- Advertisement -

Guddiga hirgelinta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay xalay Guddiga doorashada Jubbaland ayaa waxaa lagu shaaciyay magacyada Guddiyada soo xulaya ergada doorashada kuraasta tirsigiisu kala yihiin #HOP029  iyo #HOP124 oo ku fadhiyo Cabdiraxmaan Dheere.

- Advertisement -

Guddiga doorashada ayaa Musharaxiinta ku tartameysa labadaas kursi ku wargeliyay in Maanta oo sabti ah ay tegaan Xarunta Guddiga doorashada ee Magaalada Kismaayo, si loo diiwaan-geliyo, isla markaana loo siiyo shahaadada Musharaxtinimo ee tartanka.

Kursiga #HOP124 oo uu ku fadhiyay C/raxmaan Dheere oo kamid ah xubnaha ku dhow Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin ayaa kursigan ku soo laaban doonin, waxaa loo wadaa kursigan nin lagu magacaabo Maxamed Anaadiif.

Labadan kursi ee Golaha Shacabka ayaa waxaa la filayaa in maalinta berri oo Axad ah doorashadoodu ka dhacdo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, waxaana doorashada Golaha Shacabka dhammeeynin oo kaliya maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Hirshabeelle.

- Advertisement -

Latest stories