HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Ergeyga gaarka Shiinaha ee Geeska...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Ergeyga gaarka Shiinaha ee Geeska Afrika

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo khamiis ah qaabbilay Ergayga gaarka ah ee dowladda Shiinaha u qaabbilsan geeska Afrika Xue Bing. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo kaalinta dowladda China ee gurmadka abaaraha ka jira dalka, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Xafiiska […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo khamiis ah qaabbilay Ergayga gaarka ah ee dowladda Shiinaha u qaabbilsan geeska Afrika Xue Bing.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo kaalinta dowladda China ee gurmadka abaaraha ka jira dalka, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda.

- Advertisement -

Safarka uu Ergeyga cusub ee dowladda Shiinaha usoo magacowday geeska Afrika ku yimid Soomaaliya ayaa qeyb ka socdaal uu ku tegi doona toddobaadkan gudihiisa Waddamo ka tirsan gobolka.

Xukuumadda xilgaarsiinta ee uu hoggaamiyo Maxamed Xuseen Rooble ayaa wada dadaalo kala duwan oo ku aadan sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed ee Abaarta ku saameysay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada dalka Soomaaliya.

Latest stories