HomeWararQarax khasaaro gaystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Warar kala duwan ayaa ksoo baxaya Qarax goordhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa laga maqlay Xaafado iyo degmooyin ka tirsan  Gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan Qarxa. Warar aynu helnay ayaa sheegaya in Qaraxu uu ahaa […]

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa ksoo baxaya Qarax goordhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa laga maqlay Xaafado iyo degmooyin ka tirsan  Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan Qarxa.

- Advertisement -

Warar aynu helnay ayaa sheegaya in Qaraxu uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo waddada geeskeeda ladhigay, taasi oo lala beegsaday Gaari NOAH ah, oo ay la socdeen sida wararka qaar ay sheegayaan Niman Turki ah.

Dad Goob joogayaal ah ayaa sheegay in Qaraxu uu ahaa mid aad u xooggan oo jugtiisa si weyn loo maqlay, waxaana ilaa hadda aan la ogayn Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Latest stories