HomeCaalamkaYahuudda oo xayiraad ku soo rogtay Itoobiyaanka u cibaadaysi taga dalkeeda

Yahuudda oo xayiraad ku soo rogtay Itoobiyaanka u cibaadaysi taga dalkeeda

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Israa’iil ayaa xayiraad kusoo rogtay xujeyda Itoobiya ee u safraya dalkeeda ciida Easter-ka ee soo socda. Maamulka Israa’iil ayaa sheegay in dagaalka ka socda waqooyiga Itoobiya dartiis ay ka walaacsan yihiin in qaar badan oo ka mid ah dadka halkaas cibaadada u tagaya aysan dib ugu laaban dalkooda. Hay’adda dadka iyo socdaalka ayaa u sheegtay […]

- Advertisement -

Israa’iil ayaa xayiraad kusoo rogtay xujeyda Itoobiya ee u safraya dalkeeda ciida Easter-ka ee soo socda.

Maamulka Israa’iil ayaa sheegay in dagaalka ka socda waqooyiga Itoobiya dartiis ay ka walaacsan yihiin in qaar badan oo ka mid ah dadka halkaas cibaadada u tagaya aysan dib ugu laaban dalkooda.

- Advertisement -

Hay’adda dadka iyo socdaalka ayaa u sheegtay wakaaladaha dalxiiska in dadka Itoobiyaanka ah ay qasab ku tahay inay si gaar ah u codsadaan ruqsadaha.

Dalxiiska Itoobiya waxaa si aad ah u saameeyay lix iyo tobankii bilood ee dagaalku socday iyada oo aan la gaadhin meelo badan oo ka mid ah meelaha sida wayn looga ciiday.

Latest stories