HomeCaalamkaWada hadalada Ruushka iyo Ukraine oo meel wanaagsan maraya

Wada hadalada Ruushka iyo Ukraine oo meel wanaagsan maraya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in wada hadalada ay la leeyihiin Ruushka ay haatan u muuqdaan kuwo macquul ah, oo yeelanaya natiijo mira dhal ah. Hadalkan ayaa yimid ka gadaal markii mar kale ay is hor fariisteen xubno ka kala socdey Ukraine iyo Ruushka talaadadii. Muuqaal la baahiyey xaley, ayuu ku sheegay Zelensky in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in wada hadalada ay la leeyihiin Ruushka ay haatan u muuqdaan kuwo macquul ah, oo yeelanaya natiijo mira dhal ah.

Hadalkan ayaa yimid ka gadaal markii mar kale ay is hor fariisteen xubno ka kala socdey Ukraine iyo Ruushka talaadadii.

- Advertisement -

Muuqaal la baahiyey xaley, ayuu ku sheegay Zelensky in ay soo baxayaan mowqifyada wada xaajoodyada, iyadoo ay jirto ifafaalo wanaasan.

Ha yeeshee wuxuu intaa ku darey “wali in loo baahan yahay waqti dheeraada, oo ay go’aanada ku noqon karaan danta Ukraine”.

Wada hadalada u dhaxeeya Ruusha iyo Ukraine, ayaa lagu wadaa in xili dambe oo maanta ah ay sii socdaan.

- Advertisement -

Madaxweyne Zelensky, ayaa sidoo kale khudbad u jeedin doona Congress-ka Mareykanka maanta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts