HomeWararMareykanka oo taageerey go’aanka guddiga doorashada heer federaal

Mareykanka oo taageerey go’aanka guddiga doorashada heer federaal

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa war ay soo saartey waxey ku taageertey go’aanka guddiga doorashada heer federaalka ee Soomaaliya. Warka Mareykanka ayaa lagu soo dhoweeyey xubnaha xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka, iyadoo lagu wado in la dhaariyo 14-ka bisha April. Guddiga doorashada heer federaal ee Soomaaliya, ayaa xaley soo saarey bayaan qeexaya jadwalka dhameystirka doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa war ay soo saartey waxey ku taageertey go’aanka guddiga doorashada heer federaalka ee Soomaaliya.

Warka Mareykanka ayaa lagu soo dhoweeyey xubnaha xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka, iyadoo lagu wado in la dhaariyo 14-ka bisha April.

- Advertisement -

Guddiga doorashada heer federaal ee Soomaaliya, ayaa xaley soo saarey bayaan qeexaya jadwalka dhameystirka doorashada Soomaaliya.

Shalay ayey ku ekeyd waqtigii loo asteeyay in lagu dhameystiro qabashada kuraasta Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts