- Advertisement -
Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay liiska Guddiyada Xulista Ergooyinka Kuraasta Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Somalia ee lagu dooranayo Magaalada Garowe .
Hoos ka Akriso Warqadda shaacinta
- Advertisement -

