HomeWararMaxay ka wada hadleen Xasan Sheikh iyo Safiirka Mareykanka?

Maxay ka wada hadleen Xasan Sheikh iyo Safiirka Mareykanka?

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Msuharax u taagan Xilka madaxweynaha dalka Xasan Sheikha Maxamuud ayaa kulan la qaatay safiirka Dowladda Mareykanka Danjire Larry E. André. Kulanka labada masuul ayaa diiradda lagu saaray arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka. Xasan Sheikh Maxamuud iyo Safiirka ayaa si gaar ah kaga wada hadlay arrimaha […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Msuharax u taagan Xilka madaxweynaha dalka Xasan Sheikha Maxamuud ayaa kulan la qaatay safiirka Dowladda Mareykanka Danjire Larry E. André.

Kulanka labada masuul ayaa diiradda lagu saaray arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka.

- Advertisement -

Xasan Sheikh Maxamuud iyo Safiirka ayaa si gaar ah kaga wada hadlay arrimaha doorashooyinka & muhiimmadda taageerada Mareykanka ee soo kabashada Soomaaliya.

“Waxaan kulan la qaatay safiirka Dowladda Mareykanka Danjire Larry E. André. Waxaan isla soo qaadnay arrimaha doorashooyinka & muhiimmadda taageerada Mareykanka ee soo kabashada Soomaaliya” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh kadib Qoraal uu soo saaray kulanka kadib.

 

- Advertisement -

 

 

Latest stories