HomeWararBooliska Gobolka Banaadir oo sheegay in ay Burburiyeen Qaraxyo

Booliska Gobolka Banaadir oo sheegay in ay Burburiyeen Qaraxyo

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen Qaraxyo, kadib howgallo qorsheysan oo ay fuliyeen. Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Zakiya Xuseen oo soo saartay Qoraal ayaa sheegtay in ay Ciidanku ay burburiyeen miino nooca dhulka lagu aaso ah,  taasoo laga helay agagaarka jidka 21 October. Waxaa ay intaas ku […]

- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen Qaraxyo, kadib howgallo qorsheysan oo ay fuliyeen.

Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Zakiya Xuseen oo soo saartay Qoraal ayaa sheegtay in ay Ciidanku ay burburiyeen miino nooca dhulka lagu aaso ah,  taasoo laga helay agagaarka jidka 21 October.

- Advertisement -

Waxaa ay intaas ku dartay in xogta Qaraxa ay ka war heleen laamaha ammaanka, oo sdia ay sheegtay garab ka helaya dadka shacabka ah.

“Taliska Ciidamada Boliiska G/Banadir oo kaashanaaya ciidamada Miino Baarista Boliiska ayaa ku guuleystay qabashada iyo burburinta miino nooca dhulka lagu aaso taasoo laga helay agagaarka jidka 21 October. Qabashada miinada waxaa suurtagaliyay shacabka oo xogta nala soo wadaagay” ayay tiri Generaal Zakiya.

 

- Advertisement -

 

 

Latest stories