HomeCaalamkaWeerar loo adeegsaday Gantaalo oo saaka lagu qaaday Magaalada Irbil

Weerar loo adeegsaday Gantaalo oo saaka lagu qaaday Magaalada Irbil

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Dhowr iyo toban gantaal oo nooca ridda dheer ah, oo laga soo tuuray meel ka baxsan Ciraaq, ayaa ku dhacay magaalada Irbil ee caasimadda u ah gobolka Kurdish ee waqooyiga dalkaas.

Mas’uuliyiinta gobolka ayaa sheegay in uusan jirin wax khasare ah oo ka dhashay madaafiicdaas, hase yeeshee warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya halka laga soo tuuray iyo bartilmaameedkooda.

- Advertisement -

Irbil waxaa ku yaalla saldhig ay leeyihiin militeriga Mareykanka ee ku sugan dalka Ciraaq.

Sarkaal ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay in weerarkaas gantaallada ah uu ka yimid dhinaca waddanka Iiraan.

Mas’uulkan oo qariyay magaciisa ayaan bixinin wax faahfaahin ah oo intaas kasii badan. Ma jirto cid si deg deg ah u sheegatay mas’uuliyadda, mana jiraan warar rasmi ah oo xogta ku saabsan.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa dhacdadan ku tilmaamay “weerar cadho xooggan kiciyay” balse waxa uu sheegay in uusan wax khasaare ah gaadhin dadka Mareykanka ah, burburna aan loo geysanin xarumaha ay dowladda Mareykanka ku leedahay magaalada Irbil.

Latest stories