HomeCaalamkaCiidamada Ruushka oo Afduubtay Duqa Magaalo dhacdo Ukraine iyo Caro ka dhalatay

Ciidamada Ruushka oo Afduubtay Duqa Magaalo dhacdo Ukraine iyo Caro ka dhalatay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dadka ku nool magaalada koonfurta ku taalla, Melitopol ee dalka Ukraine ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan “afduubka” ciidamada Ruushka ay u geysteen duqa magaaladaas. Ciidamada Ruushka ee qabsaday magaalada ayaa afduubtay duqii Melitopol, Muuqaal la soo duubay ayaa muujinayay dadka oo ku dhawaaqaya “no soo celi maayarkeena” Dadweynaha oo ka careysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dadka ku nool magaalada koonfurta ku taalla, Melitopol ee dalka Ukraine ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan “afduubka” ciidamada Ruushka ay u geysteen duqa magaaladaas.

Ciidamada Ruushka ee qabsaday magaalada ayaa afduubtay duqii Melitopol, Muuqaal la soo duubay ayaa muujinayay dadka oo ku dhawaaqaya “no soo celi maayarkeena”

- Advertisement -

Dadweynaha oo ka careysan falkaas ayaa xiray waddooyinka gala xarumaha maamulka deegaanka, oo ku yaala bartamaha magaalada, iyagoo dalbanaya in si degdeg ah loo sii daayo Ivan Fedorov, oo ah duqa magaalada Melitopol.

Saraakiisha Ukraine ayaa Jimcihii baahiyay muuqaal muujinaya Fedorov oo lagala baxayo xafiiskiisa isagoo indhaha ka xiran.

Waxaana la sheegay in sababta ay u afduubteen ciidamada Ruushka ay tahay in uu diiday in uu la shaqeeyo maadama ay iyagu halkaa qabsadeen.

- Advertisement -

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, wuxuu ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo mayarka magaalada Melitopol.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts