HomeCaalamkaMilateriga Hindiya oo xaqiijiyey inay Gantaallo kaga baxsadeen dhanka Pakistan

Milateriga Hindiya oo xaqiijiyey inay Gantaallo kaga baxsadeen dhanka Pakistan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hindiya ayaa Jimcihii shalay xaqiijisay  in si aan ku tala gal aheen ay Gantaallo ugu riday  dalka ay muddada colaada ka dhaxeeysay ee Pakistan. Saraakiisha Pakistan waxay New Delhi ka dalbadeen sharaxaad ku saabsan falkan ay ku tilmaameen inuu yahay mid  mas’uuliyadda darrada ah, sidokalana  khatar gelin karto amniga gobolka. War rasmi ah oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hindiya ayaa Jimcihii shalay xaqiijisay  in si aan ku tala gal aheen ay Gantaallo ugu riday  dalka ay muddada colaada ka dhaxeeysay ee Pakistan.

Saraakiisha Pakistan waxay New Delhi ka dalbadeen sharaxaad ku saabsan falkan ay ku tilmaameen inuu yahay mid  mas’uuliyadda darrada ah, sidokalana  khatar gelin karto amniga gobolka.

- Advertisement -

War rasmi ah oo ka soo baxay Hindiya ayaa lagu sheegay inta lagu jiro dayactirka caadiga ah, cilad farsamo ay keentay in si lama filaan ah loo rido gantaal.

“Waxaa la ogaaday in gantaalku uu ku dhacay meel ka mid ah dhulka Pakistan,” ayaa lagu yiri bayaanka. “In kasta oo ay dhacdadu tahay mid aad looga xumaado, haddana waxaa guul ah in aysan jirin wax khasaara nafeed ah oo ka dhashay shilka.”

Afhayeenka ciidamada Pakistan Maj-Gen Babar Iftikhar ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay Khamiis ugaga hadlay Gantaalada ku soo dhacay dhankooda, isagoo ku tilmaamay xadgudub iyo daandaansi, sidokale waxuu sheegay in gantaalku uu ku dhacay magaalada Mian Channu ee xuduudka bari ee Punjab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts