HomeCaalamkaMadaxweynaha Ruushka Putin oo qeylo-dhaan u dirsaday Dadka Mutadawiciinta

Madaxweynaha Ruushka Putin oo qeylo-dhaan u dirsaday Dadka Mutadawiciinta

Date:

Related stories

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlayay Shirka Golaha ammaanka ee Ruushka, ayuu sheegay in dadka doonaya in ay si iskooda ah ula barbar dagaalamaan ciidamada uu Ruushka taageero loo ogolaado. Wasiirka difaaca Ruushka Sergei Shoigu ayaa sheegay in bariga dhexe ay ku sugan yihiin 16,000 oo mutadawiciin ah oo diyaar u ah inay ka barbar dagaalamaan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlayay Shirka Golaha ammaanka ee Ruushka, ayuu sheegay in dadka doonaya in ay si iskooda ah ula barbar dagaalamaan ciidamada uu Ruushka taageero loo ogolaado.

Wasiirka difaaca Ruushka Sergei Shoigu ayaa sheegay in bariga dhexe ay ku sugan yihiin 16,000 oo mutadawiciin ah oo diyaar u ah inay ka barbar dagaalamaan ciidamada uu Ruushka taageero.

- Advertisement -

Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in dadkan ay ku jiri karaan muwaadinin Suuriyaan ah oo ku xeel-dheer dagaalka.

Moscow ayaa xulafo soo jireen ah la ah dalka Suuriya, waxaana Mr Putin aad u taageeraa madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad.

Tan ayaa ku soo adeysaa iyada oo madaxweynaha Ukraine dalab kan oo kale ah horay jeediyay.

Latest stories