HomeCaalamkaRuushka oo shaaciyay tirada Xarumaha Milateriga uu ka burburiyey Dowladda Ukraine

Ruushka oo shaaciyay tirada Xarumaha Milateriga uu ka burburiyey Dowladda Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka  Igor Konashenkov ayaa sheegay in ay burburiyeen tiro diyaarado Helicopter Mi-24 ah sidoo kale waxa ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, baabuurta gaashaaman iyo kuwa qaada gantaalaha. Xarumahan ayaa waxa  ka mid ah afar xarumood oo laga hagi jiray taliska ciidanka Ukraine, hal xarun isgaarsiinta ah, saddex saldhig sidoo kale […]

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka  Igor Konashenkov ayaa sheegay in ay burburiyeen tiro diyaarado Helicopter Mi-24 ah sidoo kale waxa ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, baabuurta gaashaaman iyo kuwa qaada gantaalaha.

Xarumahan ayaa waxa  ka mid ah afar xarumood oo laga hagi jiray taliska ciidanka Ukraine, hal xarun isgaarsiinta ah, saddex saldhig sidoo kale waxa la burburiyey 54 bakhaar oo lagu kaydin jiray qalabka militariga iyo Rasaasta.

- Advertisement -

Tan iyo markii uu Ruushka bilaabay dagaalka uu ku hayo Ukraine 24-kii Febraayo, in ka badan 2.5 milyan oo qof ayaa u qaxay dalal kale, iyadoo ilaa 2 milyan oo kale ay ku barakaceen gudaha dalka.

Latest stories