HomeWararKGS oo shaacisay kuraastii ugu dambeeysay Doorashada Golaha Shacabka ee taalla Baydhabo

KGS oo shaacisay kuraastii ugu dambeeysay Doorashada Golaha Shacabka ee taalla Baydhabo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kuwaasi oo deegaan doorashadooodu tahay Magaalada Baydhabo. Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay inay qabanayaan doorashada 7 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, isla  markaana ah kuwii ugu […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kuwaasi oo deegaan doorashadooodu tahay Magaalada Baydhabo.

Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay inay qabanayaan doorashada 7 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, isla  markaana ah kuwii ugu dambeeyay ee labada deegaan doorasho ee KGS.

- Advertisement -

Guddiga ayaa laga sugayaa inay soo saaran maalmaha soo socda Jadwalka kuraastan iyo Guddiga Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraastaas oo doorashadoodu la qaban doono maalmo kadib, sida uu qorshahu yahay.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa la filayaa inuu noqdo maamulkii ugu horreeyay ee gebi ahaan soo gaba-gabeeya doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, xili waqtigii lagu heshiiyay in lagu dhameeyo doorashada ay ka harsan tahay 5 maalin oo kaliya.

Maamul Goboleedyada kale ee Hirshabeelle, Puntland, Galmudug iyo Jubbaland ayaa dhankooda lagu wadaa inay dardar-geliyaan doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku harsan,.

- Advertisement -

Latest stories